Posted
on Thursday, July 8th, 2010 and is filed under Opinions.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0 feed.
You can leave a response, or trackback from your own site.
(SLNEYE Hargaysa)Fanaanada Ruun Xadi oo u jawaabtay fananada Saado Cali oo dhawaan soo qaaday hees somaliland ka dhan ah.
Fanaanada Ruun Xadi Saban ayaa sheegay inay soosaarayso todobaadkan gudihiisa hees cusub oo jawaab u ah Fanaanada kale ee saado Cali Warsame
oo dhawaan soo saartay hees ka dhan ah somaliland oo ay halqabsi uuga dhigtay “libdhi maysid Laascaanood ” Ruux Xaddi oo Saxaafada Shalay siisay warbixin ku saabsan heesta aya soo wado waxayna ugu horaytiiba sheegtay heesta magaceeda waxayna tidhi sida tan .
magaceedu waa “Ina Samater Cali” waxaanan marka hore hawada u marinayaa fariin cod ah oon digniin iyo hanjawaab iskugu dhafan taasoo
aan ku bilaabayo maahmaah loo soo qaato gamaanka ‘fardaha iyo Dameeraha oo waxa aan idhi Saado Waxay suugaanyahay isku mooday taxanihii deelay oo ay meerisyo ka soo gashay . ma intii yarayd ee deelayda ahayd ee ciddii kuu soo dhiibtayba aanu kulla garaneyno ee aad dadka nasabka ah ku caayaysay ayaad isku moodey aftahan? maxaase hablaha kaa dhex-saaray waxaa laguugu igmadday inaad beelo u doodo oo aad dadka
qurayshta ah afladaadana ka daa . midkale ayaa kuu doortay , ayaa kaa dhigay afhayeenka. horaa waxaa looyidhi habar habar loo waayey waa hooga loo jiid ama gadhba gadhbaa la tusaa . waanu ku dhagaysanayay illaa maalintii aad deelayda aad ku Aflagaadaynaysay dadka qaaliga ah
dagaaladda iyo amuurahan aad ka hadlaysana cid kuu diratay ma jirto.
waxaan ku odhan lahaa iyadda oo xaawaleynimadduna i yara damqeyso
haweenka haka dhex bixin haddii kale waxaad noqon doontaa
Naagtii af lulata lihiyo ulli ma isa seegaan .
geedkii Magool badan iyo geel ma isa seegaan waa digniin.
hadaba jawaabtan ruun xadi ayay ka danbaysay markii ay Saado soo saartay hees ay ku difaacayso Cali samater iyo waliba laasaanood oo aya ku tilmaamtay inay somaliland ka tirsanayn sidaad darteed mudadan danbaba waxaa la isla dhex marayay magaalooyin ka somaliland heesta saado oo cadho galisay dadka ku nool somaliland hada ma laga yaabaa tani inay tahay jawaabtii koobaad oo jawaabo kale na ayasoosocdaan
ruun xadi suugaan wanagsan inay ugu jawaabto aya fiican , ee sidani waa cay iyo af lagaado markaa ruuneey suugaan qurux badan ugu jawaab gabadha caydana waa xaaraam.
waxay ila tahay in Ruun xadi la adeegsanayo, sababta oo ah hadii ayna sidaa ahayn miyay si quman u jawaabto. Yay yihiin qureeshta ay ka hadlayso, se maxaa ka khuseeya Ali samater, maskiin bilaa reernimada lagu eryanayo. Saado waa ay ku saxan tahay, hadii ay u gargaartay ninkaa bilaa reerka ah ee la beegsaday iyada oo ay joogaan cidii wax samaysan oo silaayo u horeeyo. Ruun xadi hadii ay i maqlayso ama ay jirto cid garnayasa waxaan fari lahaa in ay iska jirto wax ala wax xumayn kara sharafteeda. Nimankan idoorna ayayna ku adeegsan ilayn may waayin fanaanad iyaga ah oo u jawaabtee.
salaan kadib waxay aniga ilatahay axmedow markaad leedahay ruun maxaa kagalay ruun xadi waa naag somaliland ah cid adeegsanaysaayina majirto eedamiir bey leedahay .. waxaan kaloon kuu sheegayaa saado malaha waa lasoo sitaaye sidaa uma hadlaan fanaaniintu wax bey iskula hadhaan. midakale bal maxaa cabdinuurna ugeeyey sow rayaale kama urinayso . allaylehe ruun wayku sugtay. waxaa saa fanaanad layidhaah jawaabteedoo xaamiya ha u dhiibto xaraamiyada qabyaaladaysan.saado mashiixdo. iidoorka adcaayeysana waxaa layidhi oodi abka dhow.
Sallaamu Calaykum, horta ruun Xadi waa ayo? hadii ay tahey gabadh Somaliyeed oo suugaanta waxka taqaan waxa jira suuqyo aan la isku furin. Markaa iyadu kumaba haboone iney jawaabto waayo xagey horta ka socotaa? Saado xaqbey u leedahey iney dadkeeda u hadasho maalinta ay u baahan yihiin waayo Somalidu waligeedba wey lahaayeen dad heesa oo hadana dhexgala siyaasada iyo kaska. Malka waran tii Ilma MOOGE.
Saado qudheedu waayo aragnimo ayey u leedahey hawlahan oo waatii sameyseysey heestii la odhan jirey. LAANKURUUSAL GADO, SOO BARI GALEY, GUUXIISA MOOD GOB INAAD KU TAHEY GEESKA AFRICA. Laakiin hadey Ruun ka soo jeedo Awdal dee malaha in bawladeedbey hadleysaaye ha iska ilaaliso. Hadii ay Somalida kale taheyna waa mid iyada u taala.
waryaadha waxan luqada adag ee saado u jawaabaysaa ma oromaa mise waa canfar. waar waad is ceebayseene duriyadii goormay cishoodkii iyo dhaqankii ka dhaqaaqeen. war rayiga waa lagu kala duwanaankaraaye yaan oromo laysu adeegsanin hadii kale anaguna gudhuu baan mikirifono usoo dhiibaynaa.
waxa haboon in la kala ogaado cida lahadlayo iyo cid hdalaysa ruuna waxan odhan lahaa jawaab ha bixin hubsiimo waayo khadra daahir ayaa barihore ku heestay heesnoocan oo kale ah saadona taasi uun bay ka jawaabtay ee ruunay iska jir taaasi waajib ku guma ah balse hadaad ku shaqaysanayo mooyi mid ogow samaroon iyo somalidu waa walaalo 4 ever
salaama calaykum. haddii an waxka taabto gabadha layiraa saado cali warsame awalba waxay ahayd saado cadhiya, markay jabuuti tagtay eey ku heestay imaaciil daweeye. waakii faqa ubuuxshay. laakiinmarkuu ka dayi waayey ee uu odhan waa yey garoorkaagu waa meeqa ayeydoontay inay isku xoqdo ayey gabadh layiraahdo khadra qaali ayaa markaliya intay laalaadisay ku bodhigaadhkii ha dhigina ilaa eeriboodka ayey tidhi markaa ma cadhadii khadra xayd ay ka qaaday ayey daahir rayaale kula dhacaysaa daahir waa wadaad waa nin sharaf lemanayaqaan suuqa madow waa nin sharafleh . wixii dadka reer soomaaliand xiniiyaha kalbada kaga qaban jiray wuxuu ahaa ina saleebaan dafle iyo ciidankiisii nabad sugida ee ciqaabi jiray dadka sida naxariis daradaa daahirna waligii godob ma galin markii ay ka weyday well come. ayey afka labadii kala qaaday. saado waxaa u qurux badan inay daba qabato.
xaajiya runneey aad baad uga baxsatay sida aad ugu jawaabtay xaawladayda iska hadlaysa warkeeda hanbalyaan ku laanahaee ha ku daamqo dhiiguna cimrigaa ha raago nahow oo xaawalaydaasoo kale u noolow
waxaan salaamayaah dhamaan somalida ku dhaqan aduunka aafahees waxaan leeyahay asalaamu caleekum warax ma to laahi wabarakaato . 1: horta waxaan salaamayaah saado cali warsame waxaana leeyahay nowloow saado waana fanaanad qaran waxaana leeyahay dadka saado aflagaadada ugeesanayah waxaan leeyahay is qabta saado ma gaartiineh hee iska daaya ciiyda iyo aflagaada da iska daayah hadaad rabtiin in eeda in aad ka gudeen somaliya 1:iska badala magaca oo isku bixiya maga aan ku jirin somali 2:waa in aad aduunka la ga yaaqaan calankiina 3:waa in aad sameesataan passport aad ku dhooftaan uu aduunka afahees laga yaqaan ¤:waain aad markabkiina calankiina soranyahay aduunka kalenah la ga yaqaan in uu yahay markabkii heballand 5:waa in isaaq aduunka kale laga yaaqaan oo taariikh aad leedeheen :hadee intaas la niga waayuh ha is cibeenen isaaqow ee somali baad tahay kana tirsanoow kana mid ahoow :marak dulmi deedoow dulmi doon ha isku noqon ayaan leeyahy ree isaqland marlabaadnah waxaan ni leeyahay libdhi meesed sol,sanaag,cayen waxaana salaamayaah adeerkeey saangub 3mallmuud gu dehees sandolow ku soo naqo byyyyyyyyyyy
ah ah ah ……….. waa yaab waxa fanaaniintii isku qolada ahayd kala qolo qolo ka dhigay …………saadooy ku hadal afkii sangub oo dheh s/l waxan u tagi waayey waxa la odhan …………………………………?
fadlan fanka cayda iyo aflagaadada ka daaya…