Hambalyo Dhalinyarada Calankii Astaanta u Aha Awdalland Sare u Qaadey + Halkan Daawo

Posted on Friday, July 30th, 2010 and is filed under news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0 feed. You can leave a response, or trackback from your own site.

Number of View: 222

Mudaharaad balaadhan oo Saaka ka dhacey Magaalada Boorama Ayaa guud ahaanba laga dareemay Magaalada, Mudahaadkani oo sida aynoo sheegeen mudaharaadayashu looga soo horjeeday Xumuudama cusub ee Siilaanyo taasi oo bay yidhaahdeen iskugu biyo shubatay mid reeraysan oo beesha dhexe oo kaliya ay ka dhexmuuqato waa sida ay hadalka u dhigeene ayaa waxa uu gabi ahaanba ka duwanna mudaharaadadi horre uga dhici jiray magaalada taasiyo sabab ay u ahayd calan qurux badan oo mudaharadayaashu sare ululayeen,calaankaasi oo qof ka mid ah aan weydiiney sababta ay u qaateen iyo halka ay ka keeneenba waxay ku jawaabeen “Adeer calanku waa calankii dhulka aad hada dul joogto”

hadaba indhahaaga ku arag sidii ay u mudaharaadeen dadka reer Boorama

Leave a Reply

somalilandeye music

Watch videos at Vodpod and more of my videos