ilmo yar oo 5 jira ayaa lagu afduubtay wadanka pakistan

Posted on Thursday, March 4th, 2010 and is filed under Uncategorized. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0 feed. You can leave a response, or trackback from your own site.

Number of View: 35

wararka ka imanaya wadankaas pakistan ayaa sheegaya in afar nin oo ku hubaysan bambooyin iyo qoryo wajigana soo duubtay ay soo jabsheen albaabka qoys pakistani british ah oo fasax ku joogay wadankaasi.

inta waxa wararku ku darayaan in aabihii dhalay ilamaha yar jidhdil xoogan markii loo geysatay lagana dhacay dhammaan adduunyo wixi uu haystay ilamahiisa yarana hore aykasii wateen.

aabahani ayaa markii dabne la soo hadalay xaaskiisa oo jooga wadankan britain una sheegay in la jidhdilay  lana dhacay, ilamaheedina laga qaatay.

hooyada dhashay ilamahan yar oo maroora dilaacsan ayaa ka socodsatahay dadka afduubay ilmaheeda in ay si bili aadannimo ah ugu sii daayaan.

afarta nin ee afduubkan ilmaha yar u geystay ayaa la sheegaya in ay madax furasho u dalbadeen lacag dhan labo boqol oo kun(200) oo doollar maraykan ah

ila hadana lama oga meesha ay lamareen ilmaha yar  iyo cida lacagta bixin doonta toona

halkan ka daawo videoga ilmaha yar iyo aabihii iyo hooyadiiba:

somalilandeye world news

Leave a Reply

somalilandeye music

Watch videos at Vodpod and more of my videos