Posted
on Thursday, March 4th, 2010 and is filed under Uncategorized.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0 feed.
You can leave a response, or trackback from your own site.
xoghayaha arrimaha dibada ee wadanka maraykanka Hilary clinton ayaa tageertay shalay wada hadal dhexmara Britain iyo Wadanka Argentina oo muddooyinkii ugu danbeeyay isku hayay jasiiradaha falklands oo kuyaala meel aan ka fogayn wadankaas argentiin.
haweenayda madaxweynaha ka ah argentiin christina ayaa shalay kula kulantay hilary clinton magaalo madaxda gobolkaas kana qalqaalisay in Wadanka Engiriisku joogiyo saliida uu ka qodayo badaha jasiirada falklands oo in muddo ah soo jiidantay uuna soo fadhiisto miiska wada hadalka.
hilary clinton ayaa sida wararku sheegayaan taageertay arrinka iyado oo leh ” waxan ku dhiirigalinaya labada wadanba in ay wada hadal iskugu yimaadan,wey haboontahay horena waa looga soconaya”
arrintan ayaa ka yaabisay wadanka Ingriiska halka wadanka argentiin uu aad u soo dhaweeyay.
Somalilandeye world news
dowlada ingiriisku waxay kala garan la dahay qarniga lagu jiro oo ah qarnigii 22 ee 2010 iyo qarnigii18naad ee aduunku kujiray gacantii gumeestayaashii reer yurub oo ugu horeeyay ingiriiska waxaa jasiirada faklan iska leh arjantiina oo aduunka oo dhan ku ogtahay ingiriiska saliida uu ka baarayo foklan waa xaran m eesha waxuu uhaystaa wadamadii carabta ee sacudiga kuwayd iyo ciraaq batroolkooda labililiqaysankaro karbaash aa ku dhicidoono boqortoyada bililqada kunool ee england