G.A.S.LAND IYO S.S.C.LAND WAXAY DANI UGU JIRTAA INAY DAMIIR LAWE RAYAALE IYO IDORLAND ISKA QABTAN

Posted on Thursday, July 8th, 2010 and is filed under Opinions. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0 feed. You can leave a response, or trackback from your own site.

Number of View: 303


 
waxaan salaan iyo tahniyad hawada usoo marinayaa bulsho waynta s.s.c oo ah bulsho damiirkoodu noolyahay kana damqatay inay sacabka utumaan maamulka hargaysa oo ku caanbaxay dalbalaarsi iyo dulmi aay ugaysanayaan beelaha darifyada ee nabada iyo darisnimada jecel ee xalaasha ah
 
waxaa waxlaga xumaado ah in maanta shacabka s.s.c oo ahaa kuwii usoo dagaalamay xoriyada waqooyiga somaliya ee ka xoreeyay mustacmaradii ingiriiska loo sheegto dhulkii uu gumaysan jiray ingiriisku ee aay dhiigooda iyo maalkoodaba ku bixiyeen waxaa hubaal ah in dhuka biritish somaliland kuwii sheegan lahaa inay  iyaga  yihiin lakiin tiise  aanay  ahayn kuwii loo sheegan lahaa labada beeloo ee darifyadu waa dhulbahante iyo samaroone hatashadeen oo somalidu waxay tidhaa daad intaanu kusoo galin baa la iska moosaaye haka tashadeen sidii aay isaga xaadhi lahayeen damiir lawe rayaale kaahin iyo qashinka uu wato gunimo dharagle gobanimo gaajo leh baa dhaanta waa hubaal inaanay maamulka hargaysa aanu  ahayn mid xaq kudhisan waa mid ugaara beel  kaliya hadii aaytahay wasiiro hadii aay tahay barlamaan hadii aay tahay sarakiil mulatari hadii aay tahay cadaaladba midna lalama wadaago beesha dhexe maamulka hargaysa dani uguma jirto beelaha darif yada sharciga maamulka hargaysa waxuu qabtaa beelaha darif yada ee maqabto beesha hargaysa
 
hadii aanu nahay dhalinyarta dalka gudihiisa iyo dibadiisaba jooga ee kasoo jeeda gobalada gabilay awdal iyo salal waxaan niyada iyo qalbigaba katageeraynaa bulsha waynta s.s.c ee uu maamulka hargaysa xabashida u adeegsaday cunufka iyo cuqdada uu maamulka hargaysa uqabo beelaha darif yadu waa mid waadax ah oo aan cidna kaqarsoonayn xabashida manta loo adeegsaday bulsha waynta s.s.c waxaa loo adeegsaday bulshawaynta g.a.s 1991 oo aay beesha  hargaysa itiyooy lashireen mingistu xayla maran aay kuyidhaah dee hadhaagii ciidamadii siyaad bare waxay isu urur sanayaan borama oo aay kusoo galeen 30 tangi oo itobiya leedahay kadibna caruur iyo dumar  aay ku xasuuqeen marlabaad  1995 ayaa waxaa uu maxamed xaji ibraahin cigaal itoobiya kuyidhi waxaa jooga borama all itixaad waxaa ku kalifayna waxuu ahaa cuqdad uu uqabo bulshawaynta g.a.s oo uu jiritaankooda kaxunyahay marnaba kuma faraxsana maamulka hargaysa jiritaanka beelaha darifyada
 
gabagabadii waxaan leenahay wayguulaysan doontaa s.s.c waxaa lagaadhay gabagabadii sheegashada dawlad nimada beesha dhexe waqtigan lajoogaa waa waqti xasaasiya waa  inay iska kashadaan gabagabaynta maamulka hargaysa beelaha darifyadu hadii aanu nahay dhalinyarta goblada awdal salal iyo gabilay waxaan diyaar unahay inaan kasifayno jabhada uu hogaamiyo damiir laawe rayaale kaahin oo ilaaway nasabkiisu meeshuu kasoo jeeday iyo dagaankii uu udhashay kana doortay inuu hargaysa gurigii ina maxamed siyaad bare kadaganaado meeshaasna isaga barjeejo waxaan guuuuuuul urajaynaynaa bulsha waynta s.s.c ee loo adeegsaday xabashida intii iniga shihiiday waxaan eebe uwaydiinaynaa naxariis jano (naxnu macakum)niyada  iyo qalbiga ayaan iniga tageeraynaa ficila diyaarban unahay inaan inigu tageero
 
by farhan adan warsame
    adwarsam1@yahoo.com

3 Responses to “G.A.S.LAND IYO S.S.C.LAND WAXAY DANI UGU JIRTAA INAY DAMIIR LAWE RAYAALE IYO IDORLAND ISKA QABTAN”

  1. bashirJune 18th, 2010 - 3:14 am

    caqligii wanaagsani itaal inuu ka roon yahay bal eegoo bal eegoo u fiirsadaay
    waaa erayadii ala ha u naxariistee aabaha abwaaniinta soomaaliyeed XASAN SH MUUMIN farxaan dheere waa nin maskaxda iyo caqligaba ka xor ah oo cadkiisa goosan kara sida bashiir sh cumar good oo kale haday tol helayaan la garanaya
    Farxaan baga walaal hadaad dareenka samaroon aad dareensiisay nimankaa reer somali waqooyi ee inaga magaceena lagu dilayo ee laascaanood doorashadii dhaweyd ee baarlamaanka 6 nin oo isaaq ahi ka soo baxday ilayn xisbiyadooda uum bay ka sharaxnaayeene.
    tolaay, nimankaa dhulkooda la isku dayayo in la qaataa way firig firig laynayaaye,balkan beerihiisii lagu damcay isna (samaroon) siduu yeeli, ma itoobiyuu u qaxi haduu ninkaa waalani helo ee siilaanyo.
    haduu kani (rayaale nacas)sii joogana imisa bilood ama sano iyaa dhulka lala wareegi, ilayn kolay waa la qaadanayaa walaahi e (wa hadaan wax la iska celin)
    wuxuu yidhi ninkii jiray HA ISKA DHIMAN SIDII NEEF MAR UUN DHIIG GACMAHA GELI .walaal farxaan waad mahadsantahay. akhrista walaal quljeed.com maqaalka ka hadlaya ciidamada boorame la dul dhigay waanad mahadsantihiin
    bashir ZURICH

  2. somalilandJune 19th, 2010 - 3:52 pm

    wallahi aad yaan ugu xumahay inaad ka dhawwjiso hadalladaa jaahinamada iyo cunfigu ka muuqdo runtii maaha hadllo qof damiir lahi ku hadlo waxaanad maraysaa casru jaahi you are behind the time runtii maanta laga hadlayo kuwaa aad ku sheegayso mamulka hargaysa aan kuusaxo eh somaliland maaha maamul ka shaqeeya ama loo abuuray waxa aad a hadlayso runtii waa ta midaysay dhaman beelaha woqooyi daga ku dar kuwa arifyada aad sheegayso waa ta kabaad baadisay inay isku hubqaataan oo is gumaadaan sida soomaliya ka shacday kadib marjkay dhacday dawladii rigiimka siyaad barre ma waxaad doonaysaa sxb ina aan beelneelo isku cunno ilahay wax aha ku garan siiyo waxaa aad dadka ugu yeedhaysan ailaahay sharkiisa hanaga duwo …………

  3. Baron HoltJune 24th, 2010 - 12:04 pm

    caqligii wanaagsani itaal inuu ka roon yahay bal eegoo bal eegoo u fiirsadaaywaaa erayadii ala ha u naxariistee aabaha abwaaniinta soomaaliyeed XASAN SH MUUMIN farxaan dheere waa nin maskaxda iyo caqligaba ka xor ah oo cadkiisa goosan kara sida bashiir sh cumar good oo kale haday tol helayaan la garanayaFarxaan baga walaal hadaad dareenka samaroon aad dareensiisay nimankaa reer somali waqooyi ee inaga magaceena lagu dilayo ee laascaanood doorashadii dhaweyd ee baarlamaanka 6 nin oo isaaq ahi ka soo baxday ilayn xisbiyadooda uum bay ka sharaxnaayeene.tolaay, nimankaa dhulkooda la isku dayayo in la qaataa way firig firig laynayaaye,balkan beerihiisii lagu damcay isna (samaroon) siduu yeeli, ma itoobiyuu u qaxi haduu ninkaa waalani helo ee siilaanyo.haduu kani (rayaale nacas)sii joogana imisa bilood ama sano iyaa dhulka lala wareegi, ilayn kolay waa la qaadanayaa walaahi e (wa hadaan wax la iska celin)wuxuu yidhi ninkii jiray HA ISKA DHIMAN SIDII NEEF MAR UUN DHIIG GACMAHA GELI .walaal farxaan waad mahadsantahay. akhrista walaal quljeed.com maqaalka ka hadlaya ciidamada boorame la dul dhigay waanad mahadsantihiinbashir ZURICH
    +1

Leave a Reply

somalilandeye music

Watch videos at Vodpod and more of my videos