Posted
on Thursday, May 20th, 2010 and is filed under Condolence, Opinions.
You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0 feed.
You can leave a response, or trackback from your own site.
Tacsi Tiiraanyo leh:

Anigoo ku hadlaya magaca reer Qalinle Shiil Waxan TACSI TIIRAANYO LEH u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday ALLE ha unaxariistee Maxamed Cabdillaahi Rooble oo ku geeriyooday Nashville USA.Waxan si gaar ah u tacsiyeynayaa sxbkey Maxamuud Cabdillaahi Rooble.
Ilaahay janadii ha ka waraabiyo intii uu ka tegayna samir iyo iimaan haka siiyo AAMIIN AAMIIN
Jawhar Qalinle