Number of View: 93Dhalinyarada iyo Haweenka Reer Awdal iyo Salalba Haka Daayaan Siyaasiyiintu iyo Odayaashuba Dhaliilaha aan loo Meel Dayin iyo Cabudhinta ay ku hayaan inta ugu itaalka yar Bulshada, loogamana Baahna deg deg u libaaxaynta ay ku soo shaac baxayaan Ciyaalka la midka ah kuwa ay dhaleen iyo Haweenka hooyoyinka ah ee waliba ay [...]
Number of View: 222Mudaharaad balaadhan oo Saaka ka dhacey Magaalada Boorama Ayaa guud ahaanba laga dareemay Magaalada, Mudahaadkani oo sida aynoo sheegeen mudaharaadayashu looga soo horjeeday Xumuudama cusub ee Siilaanyo taasi oo bay yidhaahdeen iskugu biyo shubatay mid reeraysan oo beesha dhexe oo kaliya ay ka dhexmuuqato waa sida ay hadalka u dhigeene ayaa waxa [...]
Number of View: 140Daawo Sheekh Maxamed Shiine iyo Shakhsiyaadki lacagta ugu Deeqay Dhismaha Dekada Lughaya,ka daawo camuudtv si toos ah Senior camuudnews editor Abdirizak Hammal xigasho camuudnews
Number of View: 96 Bismilaahi Raxmaani Raxiim Asalaamu Calaykum Warxamatulaahi Wabarakaatuhu Marka hore ilaaha ina abuuray ee inaga dhigay muslim ayaa mahad leh waxanan ilaahay ka baryaynaa in uu markasta talada wanaagsan meesha ay ku jirto inagu hagaajo ilayn isaga maahee majirto cid kale oo ogaalkeeda leh meesha khayrku yaalee. Waxa kale Oo Haboon in [...]
Number of View: 106 HANBALYO DHALASHO DHALASHO FARXADLEH, WAXANU HAWADA U MARINAYNAA QORAAGA IYO SAXAFIGA CAANKA AH EE SAMAROON ROOBLE XASAN IYO XASKIISA RAXMA CABDI CABDILAAHI OO WIIL UGU DHASHAY WADANKA UK EE CARIGA INGIRIISKA GARHAAN MAGALADA LONDON, WIILKAAS OO LOO BIXIYAY RIDWAAN SAMAROON ROOBLE HADABA DADKAN HOOS KU XUSAN WAXAY HAWADA U MARINAYAAN QORAAGA [...]
Number of View: 292 Poor mothers who try to survive their minor children through informal activities have shown Wednesday, July 14, 2010 at the Place Harbi Mahamoud of Djibouti City. Reason: they intended to denounce the abuses of the police and the administration of the capital that extort money. In response, they were picked up [...]
Number of View: 148 The demonstration against the support of France to African dictatorships to the appeal of French and African organizations has been a huge success. Africans of several nationalities (Cameroon, Congo, Madagascar, Gabon, Djibouti, Togo, the group of undocumented migrants, etc. ..) and French activists have denounced the French policy in Africa that [...]
Number of View: 82Horraantii bishii Abriil ayey xubno ka tirsan bulshada Gadabuursigu xarriiqin jeexeen ay ku caddeeyeen in ay ka weecdeen arrintii ahayd waxa jira uun kabkab ee la caadaystay oo ay ay u gudbeen in ay lafo-guraan, gunteedana u dhaadhacaan sobobaha runta ah ee ay ka soo kalahaan aafooyinka bulshada ku habsaday, si ay [...]
Number of View: 184 Sooyaalka Taariikhda Ugaasyadii Beelaha Samaroon . Waxaan ka soo guurinay tariikhdan buuga uu qoray Sheekh Cabdulraxman Sheekh Nuur Cabdulaahi oo ahaa sheekhii alufay Far Gadabuursiga (Gadabursi script), fartaas oo aad looga yaqaano Aduun waynaha. Kolkay taariikhdu ahayd qarnigii tobanaad ee hijriyada qabiilka Gadabuursiga waxaa ku yimid dhibaato badan oo kaga timid [...]
Number of View: 114 si toos ah u daawo magaalada boon