SOMALILAND VS G.A.S-LAND & S.S.C-LAND Q; -3AAD by suxufi abroone »

SOMALILAND VS G.A.S-LAND & S.S.C-LAND Q; -3AAD by suxufi abroone

Number of View: 150Dadka Soomaaliyeed, iyaga oo tiradoodu ay ahayd dhowr boqol oo kun oo keliya, ayaa waxay nasiib u yeesheen in ay xigsadaan dhulka ballaaran oo ay maanta ku nool yihiin. Isla markaas waxaa u suurogashay in beel kasta ay dhankeeda ka ilaaliso afkii iyo dhaqankii ka dhexeeyay. Arintaas, Eebe ka sokow, mahaddeeda waxaa [...]

BAROORTU ORGIGA KA WAYN: ARINTA SAADO LOO HAYSTAA MAHA MADAX WEYNE RAYAALE AYAY CAYDEE WAXA KU HOOS LAABAN CALI SAMATAR AYAY DIFAACDAY »

BAROORTU ORGIGA KA WAYN:  ARINTA SAADO LOO HAYSTAA MAHA MADAX WEYNE RAYAALE AYAY CAYDEE  WAXA KU HOOS LAABAN CALI SAMATAR AYAY DIFAACDAY

Number of View: 278Ugu horayn waxan aad u salaamaya bulsha waynta somaaliyeed meel kasta oo ay ku noolyihiin. Khaasatan gobalada aan ka soo jeedo ee somalilnad.  Waxaan marka xigta salaam hufan hawada u soo marinayaa, shabakadaha wararka ee wadanka iyo kuwa heer gobal, ee runtii sida hagar la, aanta ah uga baahi tira umada, xaladaha [...]

Dhamaan Akhyaartani waxay Hambalyo u Dirayaan Arooska C/Shakur X. Cali Gurguurte iyo Hinda Maxamed Dhiirane »

Dhamaan Akhyaartani waxay Hambalyo u Dirayaan Arooska C/Shakur X. Cali Gurguurte iyo Hinda Maxamed Dhiirane

Number of View: 103hambalyo aroos boqorka cabdishakuur xaaji cali gurguurte & boqorada hinda maxamed dhiirane waxaa halkan hambalyo uga dirayaan dhamaan akhyaarta kala ah aabo x.cali maxamed faarax hooyo sahra miicad aadan dr :abdirahmanx.cali gurguurte iyo xaaskiisa  muna faarax wabari abdi qani sheekh maxamed cumar(gadhka) abdirahman ibraahim ali maxamed abdilaahi axmed (sanjeex)  filibiin maxamed xasan [...]

SOMALILAND VS G.A.S-LAND & S.S.C-LAND QAYBTII 2-AAD BY ABROONE »

SOMALILAND VS G.A.S-LAND & S.S.C-LAND QAYBTII 2-AAD BY ABROONE

Number of View: 194waxaan walaalkayow qaybtaan ku soo qaadan doonaa halgankii gobolada s. s. c-land iyo waayihii adkaa ee dhexmaray iyaga iyo gumaystaha Qarnigii 19-aad wuxuu dhamaaday iyada oo beelihii Soomaaliyeed ee xoolo-dhaqatada ahayd ay la il-daran yihiin boobkii foosha xumaa oo ay gumeystayaashu la yimaadeen. Iyada oo ay la il-daran yihiin xaqiraadda, dhaca, dilka, iyo [...]

Indho-shareerka Iyo Dalka France + Saameynta uu ku yeeshay Muslimiinta Wadanka + Sawiro »

Indho-shareerka Iyo Dalka France + Saameynta uu ku yeeshay Muslimiinta Wadanka + Sawiro

Number of View: 156 Todobaadki na dhaafey waxa dalka france ka dhacay dhacdo aad u muhiim ah, oo dhamaan saxaafada dalkasi hadal hayaan,wanaagsan in lala socdo. sheekadu waxay bilaabmatey bishi april bilowgedi kadib markii askari taraafiik ahi  uu u gooyey lacag ganaaxa (u dhigmeysa 25$) gabadh muslimada oo iyada niqab sidata gadhi wadey. askarigan oo cuskanaya [...]

Ivica Olic scored a hat-trick as Bayern Munich eased past Lyon to reach the Champions League final on 22 May. »

Ivica Olic scored a hat-trick as Bayern Munich eased past Lyon to reach the Champions League final on 22 May.

Number of View: 153Ivica Olic scored a hat-trick as Bayern Munich eased past Lyon to reach the Champions League final on 22 May. The Germans held a 1-0 lead from the first leg and after Thomas Mueller fired wide they got a crucial away goal when Olic turned in Mueller’s cross. Lyon needed to score [...]

Hargeysa: Boqollaal Qoys Oo Xalay Ka Bara-kacay Dhaam Ku Fatahay, WerwerkaAay Weli Qabaan, Hawlgallada Dawladda Hoose Iyo Qorshaha Xukuumadda. »

Hargeysa: Boqollaal Qoys Oo Xalay Ka Bara-kacay Dhaam Ku Fatahay, WerwerkaAay Weli Qabaan, Hawlgallada Dawladda Hoose Iyo Qorshaha Xukuumadda.

Number of View: 143Hargeysa (Sonalilandeye) Apr.27, 2010 – Boqollaal qoys ayaa xalay ka bara kacay guryihii ay daganaayeen, ka dib markii uu ku fatahay Dhaam weyn oo Biyo xidheen ah oo ku yaalla Xaafadda Daami ee Degmada Gacan-libaax ee Magaalada Hargeysa. Kaas oo ay buux-dhaafiyeen roobab habeenadii u dambeeyey ka da’ayay Caasimada. Isla markaana waxa laga [...]

Gabadha Hablaha Dhalinyarta Dunida ugu Dheer +Sawiro »

Gabadha Hablaha Dhalinyarta Dunida ugu Dheer +Sawiro

Number of View: 186Marvadene Anderson oo 16-jir ah ayaa ku guulaysatay Rikoodhka Gabadha ugu Dheer hablaha Dhalinyarta ah ee Dunida oo dhan iyadoo dhararkeedu dhan yahay 6 11ins Fuudh. Marvadene oo hada Waxbarasho Bilaash ah ka dhigata Dugisga Rutgers Preparatory School oo ku yaal Gobolka New Jersey ee Cariga maraykanka ayaa loo aqoonsaday inay tahay [...]

Hambalyo Dhalasho: Ahmed Mohamed Cadar iyo Badriya Rooble Xassan oo ay Gabadhi ugu Dhalatay Wadanka Sweden »

Hambalyo Dhalasho: Ahmed Mohamed Cadar iyo Badriya Rooble Xassan oo ay Gabadhi ugu Dhalatay Wadanka Sweden

Number of View: 160Soo Bar Baar Abtiyo Aniga oo ah Mohamedsamaron Robleh Hassan , Bahdaweynta Somalilandeye waxan Tahniyad Dhalasho u dirayaa Ahmed Mohamed Cadar iyo Badriya Rooble Xassan Oo Gabadhi Ugu dhalatay wadanka Sweden Shalayto 26-04-2010,gabadhan ayaa  loo baxshay Istaahil. waxanna lee ahay noqo mid dadkeeda ,dalkeeda iyo diinteedaba anfacda Soo Bar Baar Abtiyo Amiin [...]

Facebook and YouTube pages support CL fight back »

Facebook and YouTube pages support CL fight back

Number of View: 137Facebook and YouTube pages support CL fight back Jordi Clos   FC Barcelona’s official Facebook and You Tube sites are being flooded with messages of support for the team ahead of the match against Inter Milan. The Club has launched special sites on Facebook and YouTube to gather support for a fighting [...]

somalilandeye music

Watch videos at Vodpod and more of my videos