Number of View: 236waa muxaadaro ka hadlaysa dhalashadii Nabigeenii suubanaa SCW waxaana lagu qabtay hanoonita magaalada Borama fadiilatu Sh Xasan Daheeye Walaalayaal waxaan idiin rajaynaynaa inaad noqotaan kuwii ka faa’iidaysta illahayna ha idinku anfaco aamin aamin halkan ka daawo [youtube]http://www.youtube.com/watch?v=tWv0AvPjrzI[/youtube] [youtube]http://www.youtube.com/watch?v=-9J7dpriWrU[/youtube] [youtube]http://www.youtube.com/watch?v=5bfWj1YJ9y4[/youtube] [youtube]http://www.youtube.com/watch?v=4aZ9MB0oRGo[/youtube] [youtube]http://www.youtube.com/watch?v=YLvO8nzc0rM[/youtube] [youtube]http://www.youtube.com/watch?v=z-VAhCXQZEQ[/youtube]
Number of View: 112Amazing Messi scores goal 5,100 Jordi Clos Leo Messi’s equaliser in Almeria was also goal number 5,100 for Barça in the League. The Balon d’Or winner has thus consolidated his place as top goalscorer. Fortune was not smiling on Barça at the Juegos del Mediterraneo. They went a goal down early [...]
Number of View: 86Kulan ay isku yimadeen Ururada Waxbarashada Dadban oo lagu soo gabogabeeyey Magaalada Borama. Waxaa lagu soo gabogabeeyey Hotel Mana Geust House oo ku yaala magaalada Borama kulan labo maalmood ah kaas oo lagaga hadlayey Geedi socodka iyo xoojinta waxbarashada dadban. kulankaas oo ay soo qaban qaabiyeen ururka samafalka wadaniga ah ee AYODA [...]
Number of View: 200 Bayern Munich oo cidlo kaga tagtay Manchester U. iyo Lyon oo Bordeaux u awood sheegatay halkan ka daawo video . kooxda Bayern Munich ee dalka Germalka laga leeyahay oo Marti galisay kooxda Mancheste U. ee dalka ingiriiska kulankii xalay ee European Cups – Champions League ayaa waxa dhex martay labada kooxood [...]
Number of View: 82Khatumada ha seegina Ragyahaw khayrka diidaayi Khalkhalkii abuurmina Tolkuu khaayis galiyaaye Hadaydaan khiyaamada kujirin Nala khilaaweeya Wax badan ayuu reer Awdal agoonimo la murugoonayay, agoonimadaa oo kaga timiday dhinaca siyaasada. Waxana hubaal ah in aan maanta dib ugu laabanay tariikh sheekadeeda aan awoowyadayo iyo abayaashayo ka soo gaadhnay oo ahayd in wakhti [...]
Number of View: 98
Number of View: 108cajabeey cajiib waar bal eega nacaskani is gawracay inuu wax taransanayuu u arkaaye naftiisuu hafray oowaxuu muujay nusqaanta kujirta raganimadiisa inaanu dantiisa fulin karin ilaa uu kafuliyo dan ninkale mida kale maxamud c/laahi wajiyo badanaa hadaladiisaa is burinaya hada prof ahmed ismaciil samatar waxuu usamaystay 10 magac oo kala kaana si uu [...]
Number of View: 172Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, ayaa caawa ka dhacday, Hoolka wayn, ee Hotel rays.munaasabadan ayaa waxaa ka soo qayb galay, ganacsato, culumawadiin, salaadiin, mutacalimiin, iyo dhakhaatiir. Munaasabadan ayaa waxaa soo agaasimay,ururka horumarinta wadooyinka, Awdal/Salal,ee marka magaciisa la soo gaabiyo, loo yaqaano, ASARDA. Munaasabadan ayaa waxaa loogu talagalay, in lagu [...]
Number of View: 308 It’ll be important not to lose and also to score” Vanessa Forns Speaking to reporters after training on Monday, Seydou Keita stressed the need take something positive back from the first leg of the Champions League quarterfinal in London. With the second leg being played in the Camp Nou, the [...]
Number of View: 68LONDON (Reuters): Frank Lampard scored four times to lead Chelsea in a 7-1 thrashing of Aston Villa that turned the screw in the Premier League title race on Saturday. As Lampard took his goalscoring tally for the club to 151, Florent Malouda added two and Salomon Kalou also joined in the fun [...]