Tacsi Tiiraanyo leh:Reer Qalinle Shiil oo tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Maxamed Cabdilahi Rooble »

Tacsi Tiiraanyo leh:Reer Qalinle Shiil oo tacsi u diraya qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Maxamed Cabdilahi Rooble

Number of View: 135Tacsi Tiiraanyo leh: Anigoo ku hadlaya magaca reer Qalinle Shiil Waxan TACSI TIIRAANYO LEH u dirayaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday ALLE ha unaxariistee Maxamed Cabdillaahi Rooble oo ku geeriyooday  Nashville USA.Waxan si gaar ah u tacsiyeynayaa sxbkey Maxamuud Cabdillaahi Rooble. Ilaahay janadii ha ka waraabiyo intii uu ka tegayna samir iyo iimaan haka siiyo  AAMIIN AAMIIN Jawhar Qalinle

Jaaliyada reer Adal ee ku dhaqan Magaalda JONKOPING ee dalka Sweden Oo tacsi u diraya Maxamuud Cabdilahi Rooble iyo Qoyski iyo uu ka baxay marxuum mohamed cabdilahi rooble »

Jaaliyada reer Adal ee ku dhaqan Magaalda JONKOPING  ee dalka Sweden Oo tacsi u diraya Maxamuud Cabdilahi Rooble iyo Qoyski iyo uu ka baxay marxuum mohamed cabdilahi rooble

Number of View: 102 Anagoo Ah Dhamaan jaaliyada ree ADAL ee ku dhaqan magaalada JÖNKÖPING ee dalka SWEDEN  waxaan tacsi tiiraanyo leh si gaara u diraynaa tififtiraha saylacnews.com iyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Mohamed abdilaahi Rooble . oo Ku geeriyooday Magaalada Nashvil  ee dalka maraykanka , Waxaan marxuumka illaahay uga baryaynaa in uu naxariistii jano ka [...]

Tacsi Tiiraanyo Leh uu dirayo Abdale sigad kuna socota Maxamuud cabdilahi(saylac.com) »

Tacsi Tiiraanyo Leh uu dirayo Abdale sigad kuna socota Maxamuud cabdilahi(saylac.com)

Number of View: 58Tacsi Tiiraanyo Leh INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN Anigoo Ah Cabdale Farah Sigad kuna hadlaya magacayga iyo kan qoskayga iyo dhamaan magaca reer Aw farax Sigad iyo waxay dhaleen oo dhamaan kala jooga somaliland iyo europe waxan tacsi tiiraanyo leh hawad u marinaynaa qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Maxamed [...]

TACSI KU SOCOTA REER GEELE CADAR »

TACSI KU SOCOTA REER GEELE CADAR

Number of View: 79Inaalilaahi waa inaa ileyhi raajicuun. Qoyska reer MUXUMAD BARKHADLE oo kala jooga Ingiriiska, U.S.A, Canada iyo Borama waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa xaasaskii, caruurtii iyo eheladii Uu ka geeriyoobay marxuun GEELE CADAR oo ku geeriyooday magaalada BOON.

Madaxweynaha oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Qoyskii uu ka baxay Marxuum Haybe Axmed Guure (Laambad) »

Madaxweynaha oo Dhambaal Tacsi ah u Diray Qoyskii uu ka baxay Marxuum Haybe Axmed Guure (Laambad)

Number of View: 85 Hargeysa (someye)-Madaxweynaha JSL, Mudane, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu manta dhambaal tacsi ah u dirayaa qoyskii, qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay Marxuum Haybe Axmed Guure  (Laambad) oo saaka ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. Madaxweynuhu, waxa uu ilaahay uga baryay inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir [...]

Jaaliyada ree awdal ee yemen oo tacsi u diraysa ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum mahamed xassan mataan »

Jaaliyada ree awdal ee yemen oo tacsi u diraysa ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum mahamed xassan mataan

Number of View: 87dhammaan jaaliyada reer awdal , jabuuti iyo ethiopia ee kunool dalkan yemen waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyskii , qaraabadii, shacabka iyo xukuumada somalilandba geerida ku timid alla ha unaxariistee marxuum maxamed xasan mataan oo dhawaan ku geeriyooday magaalada london ee carliga ingiriiska.

TACSI DHAMAANBA DADKA REER AWAL EE UGANDA »

TACSI DHAMAANBA DADKA REER AWAL EE  UGANDA

Number of View: 100 INLAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN . dhamaan dadka reer awdal iyo salal ee kunool dalka uganda waxa ay tacsi tiiraanyo leh udirayaan eheladii iyo qaraabadii uu kageeriyooday marxuun maxamed xasan mataan oo shalay kugeeriyooday magaalada LANDON waxay ilaahay uga baryayaan in uu naxariistii jano kawaraabiyo  samir iyo iimaana kasiiyo qayskii [...]

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun, »

Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun,

Number of View: 56Inigoo ku hadlaya magaca reer Ahmed Mizan dhamaantood meelkasta ooy joogaanba, waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Reer Hassan Ahmed (Mataan). Anagoo uga tacsiyadaynayna geerida ku timi Mohamed Hassan Mataan waxaan leenahay samir iyo iimaan saadiqa ilaahay ha inaga wada siiyo dhamaanteen. Ilaahayna waxaan uga baryaynaa inuu marxuumka janadii fardowsaad ka waraabiyo. Aamiin Roda Mizan

Tacsi tiiraanyo leh »

Tacsi tiiraanyo leh

Number of View: 59dhammaan bahda somalilandeye.com  waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alla u naxariistee..MAXAMAD XASAN MATAAN. Oo maanta ku geeriyooday magaalada london ee cariga ingiriiska.marxuumka waxay ilahay ugu baryayna inoo janadiisa ka waraabiyo amiin amiin. halkan ka sii akhriso London (CNN) – Inaa lilaahi Wa inaa ileyhi Raajicuun [...]

Dhamaan Dadkani waxay Tacsi u Dirayaan Marxuum Aabo Maxamed Madar Dhinbiil »

Dhamaan Dadkani waxay Tacsi u Dirayaan Marxuum Aabo Maxamed Madar Dhinbiil

Number of View: 77inaalilaa wa inaa ilayhi raajucuun alaha u naxariisto aabo maxamed madar dhinbiil 1.fuad nuur xaamud 2.badri simaaciil c\laahi 3.c\kariim c\rahman osman 4.aadan c\laahi allaale 5.shabcaan c\laahi ceelaabe 6.haboon maxamed osman 7.cawaale c\laahi cawaale 8.ahmed maxamed daahir 9.c\casiis ahmed barkhadle 10.c\casiis maxamud qawrax 11.c\risaaq daahir faarax 12. muscab xirsi cali 13.maxamed cali haddi [...]

somalilandeye music

Watch videos at Vodpod and more of my videos