Number of View: 57waxaan si wada jir ah ugu dirayna hambalyo iyo bogaadin anakoo ah dadkan hoos ku qoran Boqor Farxaan Cabdi Cabdillahi iyo Boqorada Ayaan Ahmed Nuux oo meherkoodu ka dhacay magaalada Borama waxaan idin leenahay guurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi guuloow ka yeel ilaahay awlaad khayr qabta ha ini kala siiyo ilaahay [...]
Number of View: 114 HANBALYO DHALASHO DHALASHO FARXADLEH, WAXANU HAWADA U MARINAYNAA QORAAGA IYO SAXAFIGA CAANKA AH EE SAMAROON ROOBLE XASAN IYO XASKIISA RAXMA CABDI CABDILAAHI OO WIIL UGU DHASHAY WADANKA UK EE CARIGA INGIRIISKA GARHAAN MAGALADA LONDON, WIILKAAS OO LOO BIXIYAY RIDWAAN SAMAROON ROOBLE HADABA DADKAN HOOS KU XUSAN WAXAY HAWADA U MARINAYAAN QORAAGA [...]
Number of View: 163Soo Bar Baar Abtiyo Aniga oo ah Mohamedsamaron Robleh Hassan , Bahdaweynta Somalilandeye waxan Tahniyad Dhalasho u dirayaa Ahmed Mohamed Cadar iyo Badriya Rooble Xassan Oo Gabadhi Ugu dhalatay wadanka Sweden Shalayto 26-04-2010,gabadhan ayaa loo baxshay Istaahil. waxanna lee ahay noqo mid dadkeeda ,dalkeeda iyo diinteedaba anfacda Soo Bar Baar Abtiyo Amiin [...]
Number of View: 132 Anaga oo kala ah ehelada hoos ku qoran, waxaan halkan hambalyo iyo duco aan lasoo koobi karin u diraynaa Boqorka Faisal Abdiqadir Mohamed iyo Boqorada Rahma Cabdi Barxadleh oo meher koodu ka dhacay April 17 2010 Magaalada Luton ee dalka UK. Waxannu leenahay Rahma iyo Faisal oo noqda qoyskii isku waara [...]
Number of View: 93HAMBALYO MEHER HOOYO Khadra Cali Yasin Ibraahim Gamuute C/raxmaan Ibraahim Gamuute Maxamed-khader Ibraahim Gamuute Safiya Ibraahim Gamuute Farax Ibraahim Gamuute Amina Ibraahim Gamuute Hodan Ibraahim Gamuute Xamda Ibraahim Gamuute Hibaaq Ibraahim Gamuute Waxay Dadkaasi oo kala jooga Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa Hambalyo u Dirayaan BOQORKA IBRAAHIM MAXAMED X.RAABI & BOQORADA KALTUUN IBRAAHIM GAMUUTE [...]
Number of View: 187Bahda shabakada Somalilandeye waxay tahniyad dhalasho u dirayaan Khaalid Xassan Aloore iyo Raaxo Maxamed Cige oo gabadhi ugu dhalatay wadanaka Sweden,11/04/2010,Gabadhan oo loo baxshay Xanaan Waxanna leenahay noqo mid dadkeeda dalkeeda iyo diinteeda anfacda soo barbaar adeero Aamiin………………………..Aamin…………………………….Aamiin
Number of View: 83 Abiib Axmed Abraar Xaaskiisa & Caruurtiisa C/raxmaan Sh. Cabdillahi Jimcaale & Xaaskiisa & Caruurtiisa. Cabdi Cabdillahi Siciid & Xaaskiisa & Caruurtiisa Nuur Xuseen Saban & Xaaskiisa & Caruurtiisa. C/raxmaan Xuseen Riiraash & Xaaskiisa & Caruurtiisa Edo Xaawa Khayre Cabdiraxmaan Cismaan Cabdi & Xaaskiisa & Caruurtiisa C/risaaq Cismaan Cabdi & Xaaskiisa [...]
Number of View: 67Dhamaanba Dadkan hoos ku qorani waxay tahniyad dhalasho u dirayaan Cabdikariim Sh.C/raxmaan Aw Gamboole iyo Ayaan Muumin Axmed oo gabadhi ugu dhalatay Ottowa wadanaka CANADA ,28/02/2010 , Gabadhan oo loo baxshay AMAAL. C/fataax Cilmi Muxumed C/nuur Cismaan Qaadi C/qaadir Daad C/raxmaan Abiib Cilmi (Rabiile) Bashiir Muxumed Aadam Jaamaca Cumar Kaahin Dr: Maxamed [...]
Number of View: 61Hanbalyadan waxaa diraya Dadkan Hoos ku qoran Anagoo kala ah Ardo Rooble Migil iyo Carruurteeda Xasan Cabdi Xuseen iyo xaaskiisa iyo Carruurtiisa Dhamaan Ilma Cabdi Xuseen oo kala ah Muna Cabdi Xuseen Sahra Cabdi Xuseen Khadar Cabdi Xuseen Iyo Adeero Daahir Xuseen Dalal iyo carruurtiisa Sacdiyo Cumar Maydhane iyo seygeeda Ilmo Cumar [...]
Number of View: 108Dhamaan dadka hoos ku qorani Waxay Hanblayo iyo Bogaadin kal iyo laaba u diyaraan Tafatiraha Guud Ee Shabakada wararka ee sawnews Aabo Cabdikarim Sh. Cabdiraxman Awgamboole iyo Hooyo Ayaan Muunin Axmed oo Gabadhi ugu dhalatay 28/02/2010 Ottowa ee wadanak Canada ,gabadhan oo loo baxshay AMAAL.. Waxayana kala yihiin Cumer Bashiir Cali C/casiis Maxamed [...]