Nin qaamaysan, Nin wax qaaday ama Nin wax quudaya ma wadi karaan qaranka Somaliland? »

Nin qaamaysan, Nin wax qaaday ama Nin wax quudaya ma wadi karaan qaranka Somaliland?

Number of View: 112    Horta waxaan salaan qaaliya u dirayaa dhamaan websaydada ka madhan nin jeclaysiga aragtidda dawaynahana si fiican u soo daabaca. Haddaan dib ugu soo noqdo cinwaanka maqalkaygan bal aan isku dayo in aan sharaxaad ka bixiyo.     Waxaa Somaliland ka qabsoomay doorasho 26 June 2010 waxaana ku guulaystay xisbiga Kulmiye ilaahayn ku [...]

Hambalyo Meher oo kusocota Mudane C/laahi Xaaji Siciid Maxamuud iyo Marwo Safiya Suldaan Yuusuf Ahmed Calan oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada Boorama »

Hambalyo Meher oo kusocota Mudane C/laahi Xaaji Siciid Maxamuud iyo Marwo Safiya Suldaan Yuusuf Ahmed Calan oo Meherkoodu Ka dhacay Magaalada  Boorama

Number of View: 75hanbalyo ,  hanbalyo  … hawaxaan halkan hanbalyo iyo bogaadin uga diranaa boqorka  mudane c/laahi xaaji siciid maxamud iyo boqorada  marwo safiya  suldaan  yusuf axmed cadan oo maanta meherkoodu ka dhacay  hutelka rays  ee magaalada borama . waxaan leenahay ( baarak laahu laka  wa baaraka calayka wa jamaca baynakuma bil khayr ) noqoda [...]

Ma dhici kartaa in ay Somaliland sii kala godo? »

Ma dhici kartaa in ay Somaliland sii kala godo?

Number of View: 99 Ilaahay ayaa mahad oo dhan u sugnaatay naxariis iyo nabadgelyo buuxda korkiisa ha ahaato Nebigeenii Muxumed. C.S.W, marka xigta waxaan salaamayaa dhamaan akhristayaasha meelkasa oo ay joogaanba. Waxa jirtay maqaal hore oo aan kula talinaayay maamulka cusub kaas oo aan uga digayay in uu ku saleeyo xilalka dawlada sidii uu shacabka [...]

Manifestation of poor mothers at the Place Harbi Mahamoud »

Manifestation of poor mothers at the Place Harbi Mahamoud

Number of View: 305 Poor mothers who try to survive their minor children through informal activities have shown Wednesday, July 14, 2010 at the Place Harbi Mahamoud of Djibouti City. Reason: they intended to denounce the abuses of the police and the administration of the capital that extort money. In response, they were picked up [...]

Manifestation of July 13, 201 in Paris ; Djiboutians denounced the third term of Guelleh and abuses against civilians »

Manifestation of July 13, 201 in Paris ; Djiboutians denounced the third term of Guelleh and abuses against civilians

Number of View: 160 The demonstration against the support of France to African dictatorships to the appeal of French and African organizations has been a huge success. Africans of several nationalities (Cameroon, Congo, Madagascar, Gabon, Djibouti, Togo, the group of undocumented migrants, etc. ..) and French activists have denounced the French policy in Africa that [...]

G.A.S.LAND IYO S.S.C.LAND WAXAY DANI UGU JIRTAA INAY DAMIIR LAWE RAYAALE IYO IDORLAND ISKA QABTAN »

G.A.S.LAND IYO S.S.C.LAND WAXAY DANI UGU JIRTAA INAY DAMIIR LAWE RAYAALE IYO IDORLAND ISKA QABTAN

Number of View: 309   waxaan salaan iyo tahniyad hawada usoo marinayaa bulsho waynta s.s.c oo ah bulsho damiirkoodu noolyahay kana damqatay inay sacabka utumaan maamulka hargaysa oo ku caanbaxay dalbalaarsi iyo dulmi aay ugaysanayaan beelaha darifyada ee nabada iyo darisnimada jecel ee xalaasha ah   waxaa waxlaga xumaado ah in maanta shacabka s.s.c oo [...]

Fanaanada ruun xadi oo u jawaabtay fananada saado cali oo dhawaan soo qaaday hees somaliland ka dhan ah »

Fanaanada ruun xadi oo u jawaabtay fananada saado cali oo dhawaan soo qaaday hees somaliland ka dhan ah

Number of View: 1347(SLNEYE Hargaysa)Fanaanada Ruun Xadi oo u jawaabtay fananada Saado Cali oo dhawaan soo qaaday hees somaliland ka dhan ah. Fanaanada Ruun Xadi Saban ayaa sheegay inay soosaarayso todobaadkan gudihiisa hees cusub oo jawaab u ah Fanaanada kale ee saado Cali Warsame oo dhawaan soo saartay hees ka dhan ah somaliland oo ay [...]

NIN RIYOONAYOOW TOOS SADAASHU WAA TUGAN NINKA TIISA AAN FULIN TUKALANA WARKEED DHAAF »

NIN RIYOONAYOOW TOOS SADAASHU WAA TUGAN NINKA TIISA AAN FULIN TUKALANA WARKEED DHAAF

Number of View: 150 waxaan salamayaa bulsha waynta awdal state meelkasta oo aay joogto waxaakale oon hanbalyo leehay madaxwaynaha cusub ee daryaalka danaha beesha dhexe waxaanan ku dardarayaa xukumada fulinta danaha beesha dhexe waxay ubaah nayd nin adookale ah ee haay oo hasiidayn waxaa kale oon leehay gacalkii iyo xigaalkii reer awdal state ee is [...]

Amoud- Borama Road Construction – An important project »

Amoud- Borama Road Construction – An important project

Number of View: 384 It Is beyond doubt that any one who travels from Hargeisa to Borama reaches his/her destination exhausted and awfully fatigued. This is due the rough  road that connects Dilla to Borama which is in pitiable and ravaged state. With the road littered with boulders and pitted with holes, passengers find it [...]

3ARIMOOD OOBULSGA WAYNTA REER ADAL IMPERRE LAHADHAY OO KADHIGTAY DIBUSOCOD HADII AAN LAGA GASHAMANA JIRITAANKA BULSHADA HALIS U AH »

3ARIMOOD OOBULSGA WAYNTA REER ADAL IMPERRE LAHADHAY OO KADHIGTAY DIBUSOCOD HADII AAN LAGA GASHAMANA JIRITAANKA BULSHADA HALIS U AH

Number of View: 146 waxaan salamayaa dhamaan bulshada sadexda gobol ee  awdal salal iyo gabilay  ee ku abtirsata adal imperre oo ah dad dacadnimada iyo sinaanta iyo daris wanaaga aad ujecel waxaa hubaal ah in bulshada sadexda gobol aay u ooman yihiin hogaan laan iyo cadalad la aan intaas waxaa uraacay saxafad la aan waxaa hubaala inmanta [...]

somalilandeye music

Watch videos at Vodpod and more of my videos