Number of View: 55Hambalyo hambalyo waxaan hambalyo halkan uga direynaaa mudane Farhan Abdi Abdilaahi iyo Marwo Ayaan AxmedDeero Nuuh oo habeenki xalay meherkoodu ka dhacey magaalada Boorama waxanan leenahay lamanahani ilahay ha iniga dhigo kuwii ku waraa bash bash iyo barwaqo ilahay ha ini siiyo wiil iyo caano gabadh iyo caano Axmed maxamed iyo xaaskiisa badriya [...]
Number of View: 51waxaan si wada jir ah ugu dirayna hambalyo iyo bogaadin anakoo ah dadkan hoos ku qoran Boqor Farxaan Cabdi Cabdillahi iyo Boqorada Ayaan Ahmed Nuux oo meherkoodu ka dhacay magaalada Borama waxaan idin leenahay guurkiinu guur khayr gurigiinu guri nagi guuloow ka yeel ilaahay awlaad khayr qabta ha ini kala siiyo ilaahay [...]
Number of View: 165Samaroon Solution Survey Over the past two or three decades, Samaron leaders from Diasporas and local (awdal), they were attempted to find a solution for their back-home brothers and sisters in term of political, economic and social. Unfortunately, all attempts were unsuccessful. Why? Reasons? I don’t KNOW ! “Samaron Solution Survey” will [...]
Number of View: 173Markii Rayaale gobalka salal uu u magacabey mid reer djibouti waa tii la oga qaylada ka dhacdey qaar ka tirsan beelaha Awdal iyo Salal oo laha waa nala dulmiyey balse waxey su’aali ka taagan tahay waa maanta oo ayba ka mid yihiin xubnaha sare ee dawlada iyo waliba iyagoo ku taami jirey inay [...]
Number of View: 60Shabakada Somalilandeye waxan idin leedahay Ramadaan Kariim
Number of View: 54 11kii Juulaay 2009, waxay aheyd maalin madow oo muraga badan. Waa maalintii dhagarta la galay dhiigna qulqulay la iskuna dayey in la burburiyo nabada Soomaalilaand ku caano maashay ee ay weliba ku faanto. Waa maalintii lagu xasuuqay jidka u dhaxeeya Hargeysa iyo Boorama afar ka tirsan haldoorka reer Awdal oo safar [...]
Number of View: 71 laba iyo toban cisho ayaa laga joogaa markuu talada la wareegay madaxweynaha cusub ee shacbigu soo doortey. Iyada oo la ogyahay in mudadaasi ay tahay mudo aad u kooban, ayaa hadana, markaan ku eegno indho ka caafimaad qaba caadifad iyo qabyaalad, talaabooyinka tirsan ee illaa hadda ay ku dhaqaaqdey xukuumada curdinka [...]
Number of View: 93Hadii Saylicipress Calankaasi Aasaastey Somalilandeye na Iyada Siigada ka Jaftay oo Hirgalisey Halka Maanta u Joogana Soo Gaadhsiisey. Dadka reer Awdal wey kala fikir duwan yihiin in badan oo isku fikirana wey ku jiraan sidoo kale wey kala jufo duwanyihiin laakin waxa la wadagaaga awdalnimada sidaas oy tahay mar kaste waxad arki [...]
Number of View: 71Marka hore waxan salaamayaa dhamaanba warbaahinta siiba kuwa u dhaga nugul inay mar walba soo ban dhigaan dareenka bulshada ee dhex dhexaadka ah. Jecelna horumarka dhulkeena hooyo Sida sunaha dawladnimo yahay xilku waa meerto, maanta Daahir ayaa tagay barina Siraanyo ayaa tagi doona laakiin kii soo maraaba reer Awdal waxa uu u [...]
Number of View: 79 shabakasa somalilandeye waxay Hambalyo iyo Bogaadin Hawada u Marinayaan Boqorka Mudane Cabdilahi Xaaji Siciid Xaaji Maxamuud Iyo Boqorada Marwo Safiya Suldaan Yuusuf Ahmed Cadan oo Meherkooda Ka dhacay maanta Magaalada Boorama gaar ahaan hutelka weyn ee Rays Hotel.Waxana Leenahay Ilaahay Ha Idinka Yeelo Kuwii isku Reeya Ee Reerkooda Lagu Nastee lagu Negaado Ubad Kheyr [...]