Number of View: 590Tobankii sano ee qarnigii 19-aad ugu dambeeyay, qowmiyaadka masiixiga ah ee ku noolaa dhulka buuralayda ah ee ku beegan galbeedka Soomaaliya, ayaa waxay ku soo biireen xoogaggii gumaystayaasha ahaa ee hooshka inoogu yimid. Damaca gumeysi-doonka ah ee qowmiyaadkaasi waxaa loo aaneeyaa in uu ka dambeeyay boqorkii gobolka Shawa Menelik II, kaas oo mar [...]
Number of View: 79 26-kii bishii maarso, 1964-kii ayay dhacday doorashadii barlamaanka Soomaaliyeed, iyada oo kululaanshihii dagaalku uusan weli qaboobin. Bil kadib, Dr. Cabdirashiid C. Sharmaarke ayaa madaxweynihii jamhuuriyadda ku wareejiyay xilkii ay dowladdiisu haysay. 7/ 6- 1964-kii, madaxweyne Aadan Cabdulle wuxuu ra’iisul-wasaare u magacaabay Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, oo kamid ahaa halgamayaashii Leegada. Isla markaas [...]
Number of View: 205 Si gaar ah, casharradu waxay u xambaarsan yihiin dhismo aragti laga marin-seegey iyo dhimanaansho buro laga ilduufay. Waxay leeyihiin nuxur dedan, ujeeddo soo-saar iftiimeed, iyo soo-bandhigyo badan oo wax ku ool ah. Waxay inoo soo bandhigayaan mashaqooyinkii ka unkamay dhulkii laga fara-maroorsaday beelaha G.A.S-LAND ee xoolo-dhaqata, ganacsatada, mutacalimiinta,iyo gadhwadeenkii caro edeg. [...]
Number of View: 124Shirkii ka dhacay dalka Baljan Belgium Conference muddadii u dhaxaysay 1887-kii iyo 1879-kii ayaa wuxuu ahaa mid ay ka dambeeyeen dowladihii la dagaalamayay iibka addoomada, gaar ahaan dabaqadihii ahaa ganacsatada,saamileyda shirkadaha, dhulmareenada, culimada iyo wadaaddada. Dadkaasi ayaa waxay ahaayeen kuwo isku magacaaba in ay Afrika gaarsiinayaan ilbaxnimo iyo in ay abuurayaan waddooyinkii qaaradda [...]
Number of View: 84MARXUUMKU: Wuxuu Curad u ahaa Aabihi Xasan Mataan Axmed, Isagoo la dhashay 9 Wiil iyo 9 Sagaal Gabdhood. Dhalashada: 26th October, 1959 Goobta Dhalashada: Magaaladda Lafaciise- Degmadda Aw. Bare Magaca Hooyadda: Xaliimo Aw. Elmi Aare & Faadumo C/laahi Suldan Taariikhda Waxbarashada: 1968- 1976: Waxa uu ka baxay Dugsiya Hoose Dhexe ee [...]