Press Release: 7/11 Crime requires the urgent attention and intervention of Human Rights defenders
7/11 is a sad day for all peace-loving
Xaflad qalin jabin ah oo ay soo agaasimeen Ururka waddaniga Soomaaliyeed ee Somali Nationalists Organization (SONO) ayaa loogu qabtay magalada karachi ee dalka Pakistan,Ardey Soomaaliyeed isagu jira Wiilal...
somaliland hido uma lahayn jaamacad, jaamacada camuud ka hor(warbixin dheer oo ka hadlaysa camuud) from somalilandeye on Vimeo.
...
Jawaabtu hadii ay maya tahay halkan ka daawo maanta
...
wararka ka imanaya wadankaas pakistan ayaa sheegaya in afar nin oo ku hubaysan bambooyin iyo qoryo wajigana soo duubtay ay soo jabsheen albaabka qoys pakistani british ah oo...
xoghayaha arrimaha dibada ee wadanka maraykanka Hilary clinton ayaa tageertay shalay wada hadal dhexmara Britain iyo Wadanka Argentina oo muddooyinkii ugu danbeeyay isku hayay jasiiradaha falklands oo kuyaala...
On March 1st 2010, Somali community in East Africa and all over the world witnessed a new...
March 12 2010 / 1 comment / Read More »
Tan iyo markii la caleemo saraaray Ugaaska Beesha ciise ayaa waxaa ka soo baxaaya Ra’yiyo kala duwan...
March 9 2010 / 1 comment / Read More »
kowda-da bisha Maarso ayaa magaalada Saylac lagu caleemo saaray Ugaas aad loo buunbuuniyey isla markaana kulmiyey siyaasiyiinta...
March 4 2010 / No comment / Read More »
Adduunku waa Fasal,wakhtigu waa Macalin waayo-arag ah,dharaaruhu waa qalinka wax lagu qoro,dhacdooyinkuna waa duruus lama illaawaan...
March 2 2010 / No comment / Read More »
Introduction: The historical and brotherly relationship between Somaliland and Djibouti went rock bottom since 1977, when...
March 2 2010 / No comment / Read More »Warbixin Jaamacada camuud
saylac history
viv
video
الحمد لله .. والصلاة والسلام على رسول الله وعلى آله وصحبه ومن والاه Haddaad u kuur gasho nolosha Bulshada Soomaaliyeed ee maanta, waxaad mooddaa in Murugada, Wel-welka, Tiiraanyada iyo fekarku noqdeen qayb nolkoshooda ka mid ah, mid yar iyo mid wayn, mid dal jooga iyo mid dibed jooga, mid Taajira iyo mid sabool ahba. Qof walba arintiisu...
March 2 2010 / No comment / Read More »Cairo:-(somalilandeye) Naadiga wayn ee Manchester united ayaa qaaday Koobkii igu horeeyey ee sanadkan, Kaasi oo lagu magacaabo Carlingcup, waxayna ka badsheen kooxda Astonvilla oo iyaduna soo ban dhigtay ciyaar aad u saraysa , waxaana goolasha u saxeexay man unit Owen and Wayne Rooney, Waxaa cirka isku sii shareeray xiisaha horyaalka Ingiriiska kadib markii ay kooxaha hogaanka...
March 2 2010 / No comment / Read More »Xaflad qalin jabin ah oo ay soo agaasimeen Ururka waddaniga Soomaaliyeed ee Somali Nationalists Organization (SONO) ayaa loogu qabtay magalada karachi ee dalka Pakistan,Ardey Soomaaliyeed isagu jira Wiilal iyo Gabdho kuwaa oo dhammaystay waxbarshadooda heerka jaamacadeed. Xafladaan qalin jabinta ah ee uu soo qaban qaabiyay Ururka Waddaniga Soomaaliyeed (UWS) ee fadhiguusu yahay magalada karachi ee dalka...
March 16 2010 / No comment / Read More »Guyaal iyo Guyaal iyo Guyaal Qarniyo guudkooda Taariikh gu’ weynuu lahaa Geeshka samaroonku Iyo gedaha maanta uu yahee Laga galiilyoodo Gocashada Xasuustiyo Godaal Gabayga ii geysay Adaan kula gulaashaye miyuusi Jiibta ila gooddi Gedihii Horaas iyo Virgiilii iila gunud heesta Harraad igu gaboobaan rabaa Inan ka gooshaaye Ummad wada gammiintaan rabaa Inay gadoodaaye Miltoniiii gabay iiga mara Gaydha igu caawi Waxba gaaxsan maayee Mar uun gorofka ii buuxi * Guyaal iyo guyaal iyo quyaal Qarniyo guudkooda Gaallaawuhu kolkuu...
March 4 2010 / No comment / Read More »Sooyaalka Taariikhda Ugaasyadii Beelaha Samaroon . alnuur – Waxaan ka soo guurinay tariikhdan buuga uu qoray Sheekh Cabdulraxman Sheekh Nuur Cabdulaahi oo ahaa sheekhii alufay Far Gadabuursiga (Gadabursi script), fartaas oo aad looga yaqaano Aduun waynaha. Kolkay taariikhdu ahayd qarnigii tobanaad ee hijriyada qabiilka Gadabuursiga waxaa ku yimid dhibaato badan oo kaga...
March 2 2010 / No comment / Read More »Dhamaanba Dadkan hoos ku qorani waxay tahniyad dhalasho u dirayaan Cabdikariim Sh.C/raxmaan Aw Gamboole iyo Ayaan Muumin Axmed oo gabadhi ugu dhalatay Ottowa wadanaka CANADA ,28/02/2010 , Gabadhan...
March 2 2010 / No comment / Read More »
Hanbalyadan waxaa diraya Dadkan Hoos ku qoran Anagoo kala ah Ardo Rooble Migil iyo Carruurteeda Xasan Cabdi Xuseen iyo xaaskiisa iyo...
March 2 2010 / No comment / Read More »
Dhamaan dadka hoos ku qorani Waxay Hanblayo iyo Bogaadin kal iyo laaba u diyaraan Tafatiraha Guud Ee Shabakada wararka ee sawnews Aabo...
March 2 2010 / No comment / Read More »
INAA LILAAHI WA INA ILAAHU RAJICUUN.DHAMAAN BAHDA SHABAKADDA IDHANKA OO HORMOOD U YAHAY CABDIKARIM XAAJI IBRAHIM NUUR WAXAY HALKAN TACSI UGU...
March 2 2010 / No comment / Read More »
Anigoo ah Cabdale Aw Farah Sigad kuna hadlaya magacayga kan xaaskayga iyo guud ahaan magaca reer Aw faarax sigad oo dalka...
March 2 2010 / No comment / Read More »inaalilaa wa inaa ilayhi raajucuun alaha u naxariisto aabo maxamed madar dhinbiil 1.fuad nuur xaamud 2.badri simaaciil c\laahi 3.c\kariim c\rahman osman 4.aadan c\laahi allaale 5.shabcaan c\laahi ceelaabe 6.haboon maxamed osman 7.cawaale c\laahi cawaale 8.ahmed...
March 2 2010 / No comment / Read More »